Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Nairobi iyo xog ku aadan Ujeedka socdaalkiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaaih Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in ay u dhoofaan magaalada Nairoib ee caasimada dalka Kenya. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa u tagaya dalka Kenya si uu uga qeyb galo Shirka caalamiga ah ee ICPD, waxaa sidoo kale shirkan ka qeyb galaya madax … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Nairobi iyo xog ku aadan Ujeedka socdaalkiisa